NEWS IN ENGLISH
Kenya, Somalia, Ethiopia launch project to reopen borders
WAJIR, KENYA — A new project aims to reopen the official border crossings between Kenya, Somalia and Ethiopia, which have been partially or fully closed in recent years due to security issues. Speaking Thursday in the
Wararka
Madaxweyne Xasan oo Amray in warbaahinta ay tabiso dacwadaha musuq-maasuqa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jimcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda
Boqor Charleska 3aad ee dalka Britain oo maanta la caleema saaray
Dalka Ingiriiska waxaa Sabtida maanta ah ka socota munaasabadda lagu boqrayo Boqorka Charles III (Charles-ka saddexaad) iyo xaaskiisa, Queen Consort Camilla. Waa caleemasaarkii boqortooyo ee u horreeyey ee lagu qabto
Soomaaliya oo saxiixday heshiis dib loogu qaabeynayo deymaha ay ku leeyahay Sacuudiga
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah la qaatay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta